Hambalyo

Waxaan u mahad celinaynaa dhamaan akhristayaasheena BoggaAqoonta si gaar ah waxaan ugu mahad celinaynaa dhamaan kuwa ka jawaabay su’aasha iyo kuwa aanan haleelin.

Tartankii isbuuclaha ahaa oo aan u qabanay akhristayaasheena BoggaAqoonta ee Facebook-ga waxaa ku guuleystay RAHMA HASSAN MOHAMUD, si xushmad iyo qadarin leh ayaan ugu mahad celinaynaa sida wacan ay nagala qaybqaadatay.

Mahadsanidiin.

Frames2

Leave a comment